Duration 11:7

Marabta timahaga iney dhawarka ku tagan kuna jilcan ku dhaqo timahaga taloyinkana qado

102 548 watched
0
1.8 K
Published 8 Jun 2019

Category

Show more

Comments - 287
  • @
    @caashomahadhasa82554 years ago Asc abaayo adoomahadsan bariiskaanrabo maku sameesan.
  • @
    @maryamadam95485 years ago Asc a bayo tinta jilciso lmariyay iyo madoweyso ma lamarin kara.
  • @
    @axmedbile12795 years ago Masha allah wll san jabisha qoyan hadan wayo takale mamarsan kara.
  • @
    @nimaahmedeey46765 years ago Wll bahja sinjibiisha qoyan uma malnyo inan helyo tan bodharka ah kwrn hdii aan ugu badlo?
  • @
    @jiijacadeey81725 years ago Basasha urkeda waxba ma u arki laheene aniga waan ku nacay dhaqitankanka badan madaxii odhan qaleel ayuu i naqanaa abayo maxaa ku sameya qaleelkaas.
  • @
    @SalmaMohamed-yg1df5 years ago Abayo waxa dhahde basal iyo jilciso laslama isticmalkaro maraka adiga waxan mar sada jicliso hadan sanjabilka goyan isticmalo kawaran wllo.
  • @
    @shukriicabdi12455 years ago Wll tintayda saaid ujilicsanthye ma cadiba ma marsankra.
  • @
    @axlaamhirsi84305 years ago Masha allah tabarakallah
    sinjibiisha
    saliida carotka saliida basasha "
    ma isku darsan karaa?
    jazakillaahu kheyran xabiibaty
    .
    ...Expand
  • @
    @shukaari5 years ago Mhdsanid sharafey waxa iga sugtabo wa jawab insha alah. 1
  • @
    @fariixakulmiye98205 years ago Abaayo aniga waxaa rba tinta wax lagu badiyo aniga hal xaba jilicsana i dhibtay plz iisheeg.
  • @
    @sucadcraxmn64395 years ago Bahjay shukrn horta xbbti sual bn qabaa
    bariiska wxn haystaa mid ridqan ama shiidan markaa qaliyeey ma isticmaali karaa isaga wll.
  • @
    @raxmiitomahmut24165 years ago Mcha allah waan ubahanay wllo
    qali.
    3
  • @
    @ZahruuniZahruuni5 years ago Wlshey hadan sanjabiisha qoyan heysan kwrn mx sameyaa?
  • @
    @asmakhalif57355 years ago Thank you so much macantoo i' ll try inshaaallah. 1
  • @
    @niyaalabdirahman55225 years ago Jilciso hada marsado ma isticmali kara abayo bahjo.
  • @
    @ashamohamoud83035 years ago Mahadsanid wlo wax tinta yareeya isoo sheeg tintayda badan.
  • @
    @prettynimodahir40905 years ago Tita way i jajabaysaa casaysan mariyaya way iga adkaden wanay dadanayaan plz i cawi wllo.
  • @
    @dagancadey30605 years ago Mashallah abayo mcn wa kugu cusbahay manta igu horeya video kaga wana kahelay shukran abayo wan ubahna wlh.
  • @
    @ifkaburhan22805 years ago Masha allah wankaheley mahadsanid abayo. 1
  • @
    @onlyquen83874 years ago Abaayo bahja dar alle kujclahy wlhi gabar daacada tahy hore usoco.
  • @
    @maryamaruunchannel61765 years ago Masha alh abyo alle haku xifdo wax wanagsan noosoo galisay.
  • @
    @muhiimofficial23455 years ago Maaasha allah abayo shugran jasakalaho kher abayo wan ka helye gacamahada allah ku barakeyo. 1
  • @
    @mumtaznur18905 years ago Qaliyey su, al ba kuweydinaya iga sojawab tinteyda jilciso baa marsade ma marsani kara. 3
  • @
    @ardoruusa33355 years ago Mshllh abaayo aad ayaad u mahadsantahay. 1
  • @
    @ayanfarhan54985 years ago Ilahban kugu dharshe walal amad inta igu taal ii qoonsata. 1
  • @
    @samiramohmoudabdi86035 years ago Mahad sanid wllo bahja
    jazakallah wax wanagsan ayaad noo soo bandhigtay.
  • @
    @lubiqaran94625 years ago Imsa daqiqo ayay loo danya marka laa bariyo abaayo.
  • @
    @faadumoaadan83025 years ago Mshallaah waa soo tijaabinaa waa soo marsahaa inshallaah guul baa rajeeyna in aan kala kulmo jklh wlshey qaali sida qurxoon oo noogu faa, iideysay alow kaasii ajar fara bdn alow aamiin yaa allaah.
  • @
    @abdafaarah15215 years ago Wll maku maydhi karaa shampoo urta ka biibaya.
  • @
    @hiboibrahim87735 years ago Jazakallah kheire abayo aad ban ugu bahna thank you. 1
  • @
    @happymohamed49185 years ago Wll bariiska miya la karinayaa mise qaydhiinka yaa lagu ridqaya. 1
  • @
    @najmamahamoud63105 years ago Manshallah xbbt bahja allaha kubarakeyo xbbt.
  • @
    @fahiimoshow1805 years ago Masha allah xabiibti alabtaan caadi maahan qeer alle haku siiyo.
  • @
    @shamsohasan18925 years ago Mansha alah qaali waxan ka raba adigo raaliya meel aan kala xidhidho fadlan waan ubahanhy taladad.
  • @
    @khadraali70625 years ago Basal urkeeda kuma jiree wax kale bixineysa ii sheeg.
  • @
    @maryamacabdullaahi2295 years ago Abaayo sanjabiilka sliidda zeytuunka ama qumbha mku drsan karaa sdas maheestee j.
  • @
    @amrandheeman53125 years ago Abaayo tintaydu jilciso ayey leedahay ma marsankaraa isoo jawaab plz abaayo. 1
  • @
    @fadumohassan10545 years ago Mahadsanid abyo aniga adkaan gagaabni iyo go goaba wey isku darsatay waan xiiray xitaa waa sisede maxan sameyaa walshey. 2
  • @
    @hodanmahmoud26005 years ago Asc timo jilciso leh ma la marinkara pls i so jawab. 1
  • @
    @ladyboss42275 years ago Basasha cad maku badalan kara nuucan lagama helaayo meshan jooge.
  • @
    @kiinahmedofficial89575 years ago Waad mahad saned tahay walasheen waan marsanen. 1
  • @
    @warisfarah93975 years ago Mashallah wow thanks sister so nice we need. 1
  • @
    @amirascuisine5 years ago Wow mashaa allah wan soo tijabina qali shukran. 4
  • @
    @mulkiomar94205 years ago Abyo wax wajiga lagu cayiliyo noso galii plzz. 6
  • @
    @samokaabyutub61735 years ago Asc walyl dar ilahy subscribe iyo shere igu saara
    fadlan hay xasidina walahyga somaliyeedaw.
    60
  • @
    @zahracdey38095 years ago Yaa allah gabartaan rafaadka ihaysto miyey ogayd inaa xiiro iga hayday wllhi wey idhibtay wey isiibanee wey ijajabee iyadoo jilicsan ayey hadane makalo bixin karo. 6
  • @
    @najmaabdirahmaan27715 years ago Basashu way gubta timaha dhawrjer ban marsada way iga gubtay.
  • @
    @deeqocali32645 years ago Jilciso hade ku marsantahy malagu marsan karaa.
  • @
    @saidomohamoud36545 years ago Abyo hadii an sajabiisha qoyan heysan ma is ticmali kara mida qalalan.
  • @
    @laylaubax87095 years ago Asc abyo tintoo daban ama tidcan malamariya. 1
  • @
    @caashocuud23645 years ago Masha allah abayo jilciso ayan marsada ma isku istic mali kara.
  • @
    @khadriinacooking82235 years ago Wllo hadaan aan shiilin ama aan dabka saarin aan ku radiyo kwrn.
  • @
    @suleimanharir26165 years ago Abayo sinjibisha qalalan malmarin kara ma helyno tan qoyan ee.
  • @
    @qadraosmanofficial23525 years ago Abaayo meqo daqiiqo cml ayaan kuhayaa timaha. 1
  • @
    @dhaladkasomaliland58785 years ago Wllo timahaygu way jilicsan yihiin lkn ma dheera armay iga adkeeyan. 1